dhageyso: Xalqada 5aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday magaalada Harar.

Friday May 01, 2020 - 14:46:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 5aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday magaalada Harar.

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.


Xalqadan oo ah middii 5ad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday magaalada Harar ee dhaca bariga Afrika waa magaalo taariikh facweyn leh oo mar caasimad u aheyd muslimiinta bariga Afrika.

Related Items