dhageyso: Xalqada 6aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Thailand?

Saturday May 02, 2020 - 14:11:37 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 6aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Thailand?

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Xalqadan oo ah middii 6aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday dalka loo yaqaan Thailand ee dhaca qaaradda Asia kana mid ah meelaha lagu dhibaateeyo muslimiinta.



Related Items