dhageyso: Xalqada 7aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dhulka Soomaalgalbeed?

Sunday May 03, 2020 - 16:32:24 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 7aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dhulka Soomaalgalbeed?

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.


Xalqadan oo ah middii 7aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday dhulka Soomaaligalbeed ee ku jira gummeysiga xabashida Itoobiya, dhulkan waxaa hadda loo bixiyay Ogaadeeniya ama DDSI

Related Items