dhageyso: Xalqada 8aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday gobolka Xeebaha dalka Kenya?

Monday May 04, 2020 - 14:40:06 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 8aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday gobolka Xeebaha dalka Kenya?

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Xalqadan oo ah middii 8aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday dhulalka muslimiinta xeebaha dalka Kenya, waa dhulal taariikh facweyn u leh faafinta dacwada islaamka



Related Items