dhageyso: Xalqada 9aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday gobolka Soomaalida NFD.

Tuesday May 05, 2020 - 14:06:22 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 45 2
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 9aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday gobolka Soomaalida NFD.

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.


Xalqadan oo ah middii 9aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday dhulalka muslimiinta Soomaalida NFD ee Kenya gummeysato.

Related Items