dhageyso: Xalqada 10aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Turkistaanta Bari.

Wednesday May 06, 2020 - 16:17:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 10aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Turkistaanta Bari.

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.


Xalqadan oo ah middii 10aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday dhulalka muslimiinta Turkistaanta Bari ee Shiinuhu uu gummeysto

Halkan ka degso barnaamijka ama hoos ka dhageyso MP3 ama hoos ka dhageyso

Related Items