Dhageyso: Xalqada 15aad ee Barnaamijka Al Xuruubu Saliibiyah.

Saturday May 09, 2020 - 10:21:52 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Xalqada 15aad ee Barnaamijka Al Xuruubu Saliibiyah.

    Warbaahinta Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay halkan idinkugu soo baahineysaa barnaami cusub oo taxane ah kuna saabsan taariikhda "Xuruubusaliibiyah".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay halkan idinkugu soo baahineysaa barnaami cusub oo taxane ah kuna saabsan taariikhda "Xuruubusaliibiyah".


Barnaamijka oo inoo socon doona inta lagu guda jiro soonka ayaa wuxuu ka sheekeynayaa duullaanadii ay faranjidu ku qaaday halbowlayaasha caalamka islaamka kuna qabsatay Beytulmaqdas sannadkii 492dii Hijriyada oo waafaqsan 1099kii Miilaadiyada iyo falcelintii ay sameeyeen Muslimiinta.

Nin walbaba tallaabadi

Halku tagay ha geysee

Qofba dunida wuxu taro

Wax ma qariyo taxanee

Taariikhaha ka daawada

Halkan Ka Degso Qwybta 15 Barnaamijka Xuruubusaliibiyah

Related Items