Sanad Cusub oo usoo Galay Muslimiinta Caalamka 1442 Hijri [Warbixin].

Thursday August 20, 2020 - 06:38:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sanad Cusub oo usoo Galay Muslimiinta Caalamka 1442 Hijri [Warbixin].

    Maanta oo Khamiis ah 20,Agoosto,2020 waxay ku beegantahay 1,1,1442 Hijri waxaana muslimiinta usoo galay sanad cusub kadib markii ay dhameysteen sanaddii 1441 Hijri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta oo Khamiis ah 20,Agoosto,2020 waxay ku beegantahay 1,1,1442 Hijri waxaana muslimiinta usoo galay sanad cusub kadib markii ay dhameysteen sanaddii 1441 Hijri.

Nasiib darrada jirta ayaa ah in Dad badan oo muslimiin ah aysan la socon taariikhdooda kadib markii reer galbeedka nasaarada ah ay maskaxda uga shubeen taariikh aan taariikhdooda aheyn iyo dhaqamo aan dhaqamadooda aheyn.

Sanadkan cusub ee Hijriya ayaa muslimiinta u ah bishaaro wuxuuna sanadkan imaanayaa xilli mujaahidiinta caalamka ay guulo ballaaran kasoo hooyeen halgankooda ku aadan dib usoo nooleynta khilaafadii islaamka ee burburtay.


Image
Muslimiinta Afghanistan sanaddan 1442 Hijri inta lagu guda jiro ayay ka xuroobi doonaan gumeystaha shisheeye ee wadankooda duullaanka ku qaaday 18 sanadood ka hor, Muslimiinta Yemen waxay kuguda jiraan  kifaax iyo halgan  ka dhan ah shiicada xuuthiyiinta iyo wakiillada Mareykanka.

Muslimiinta Soomaaliya sanadkan cusub ee Hijriga wuxuu imaanayaa xilli mujaahidiintoodu ay cadaw jinsiya kala duwan leh lahalgamayaan ayna guulo muuqda ka gaareen halgankooda gumeysi diidka ah.

SomaliMeMo: Allaah waxaan ka baryaynaa in inta sanadkan 1442 Hijriya lagu guda jiro uu dalkeena Soomaaliya nooga xureeyo gumeystaha

Related Items