dhageyso: Xalqada 14 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Afrikada dhexe?

Sunday May 10, 2020 - 17:12:11 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 14 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Afrikada dhexe?

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Xalqadan oo ah middii 14aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday dhulalka muslimiinta Afrikada dhexe oo kamid ah meelaha ugu daran ee muslimiinta lagu dhibo.

Related Items