Saaruukh ay rideen ciidanka Iiraan oo si khalad ah udilay 19 askari Iiraaniyiin ah.

Monday May 11, 2020 - 11:38:22 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saaruukh ay rideen ciidanka Iiraan oo si khalad ah udilay 19 askari Iiraaniyiin ah.

    Ku dhowaad 20 askari oo katirsan ciidamada badda dowladda Shiicada Iiraan ayaa dhintay tobaneeyo kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii saaruukh casri ah lala helay saldhig ay ciidamadu tababar ku qaadanayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku dhowaad 20 askari oo katirsan ciidamada badda dowladda Shiicada Iiraan ayaa dhintay tobaneeyo kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii saaruukh casri ah lala helay saldhig ay ciidamadu tababar ku qaadanayeen.


War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka badda Iiraan ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 19 askari ay dhinteen 15 kalane ay dhaawacyo soo gaareen kadib markii saaruukh Karuuz ah uu haleelay markab ciidan oo ku sugnaa meel ku dhow dekadda Jaasi ee badda Cummaan.

Telefeshinka rasmiga ah ee dowladda iiraan ayaa sheegay in duqeyntu si khalad ah udhacday xilli ay tababarro ciidan socdeen, gacan biyoodka Cammaan oo ah marin istiraatiiji ah waxaa ka taagan dhiilla colaadeed oo u dhaxaysa Mareykanka iyo dowladda Iiraan.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items