dhageyso: Xalqada 15 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday Jaziiradda Al Qiram?

Monday May 11, 2020 - 21:25:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 14 13
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 15 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday Jaziiradda Al Qiram?

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Xalqadan oo ah middii 15aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday Jaziiradda Al Qiram oo kamid ah dhulalka muslimiintu leeyihiin ee gummeysiga gaalada kujira.

Related Items