Weerar Saf ballaaran ah oo lagu qaaday saldhigyo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Sh/hoose.

Monday May 11, 2020 - 21:22:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 17 1
  • Share via Social Media

    Weerar Saf ballaaran ah oo lagu qaaday saldhigyo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Sh/hoose.

    Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weeraro safballaaran ah ku qaaday saldhigyo ay ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaanno katirsan Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weeraro safballaaran ah ku qaaday saldhigyo ay ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaanno katirsan Sh/Hoose.


Weerarka ugu xooggan wuxuu ka dhacay deegaanka Ambareeso oo ay saldhig melleteri ku leeyihiin ciidanka Uganda.

dad ku sugan magaalada Baraawe ayaa sheegay in ay maqleen jugta rasaas xooggan oo labada dhinac isdhaafsanayeen, dhinac kale weerar xooggan ayaa lagu qaaday saldhig ay maleeshiyaadka dowladda uga sugnaayeen gudaha degmada Qoryooleey.

Al Shabaab ayaa weeraro xiriir ah ka geysanayay deegaanno katirsan Sh/hoose tan iyo markii ay bilatay bisha barakaysan ee Ramadaan.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items