dhageyso: Xalqada 16 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dhulalka Baalkanis?

Tuesday May 12, 2020 - 14:11:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 16 aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dhulalka Baalkanis?

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.


Xalqadan oo ah middii 16aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday dhulalka Baalkaniska loo yaqaan ee qaaradda Yurub waa dhulal muslimiintu leeyihiin balse la xoogay


Related Items