Hormuud Foundation iyo Salaam bank oo deeq lacag ah gaarsiiyay 200 oo qoys dan yar ah.

Saturday May 16, 2020 - 11:47:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Hormuud Foundation iyo Salaam bank oo deeq lacag ah gaarsiiyay 200 oo qoys dan yar ah.

    Illaa 200 oo ruux oo isugu jira haween iyo rag ayaa ka fa'ideystay deeq gargaar lacageed oo maanta Hormuud Foundation iyo Salaam Bank ay gaarsiiyeen dad danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba oo laga soo dhex xulay kaamam ku yaala magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Illaa 200 oo ruux oo isugu jira haween iyo rag ayaa ka fa'ideystay deeq gargaar lacageed oo maanta Hormuud Foundation iyo Salaam Bank ay gaarsiiyeen dad danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba oo laga soo dhex xulay kaamam ku yaala magaalada Muqdisho.



Madaxa Hormuud Foundation C/llaahi Nuur Cusmaan ayaa sheegay in barnaamijkan uu qeyb ka yahay barnaamij taxane ah ay soo wadeen hormuud Foundation iyo Salaam Bank taasoo ay ku caawinayeen dadka danta yar maadama lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, isagoo ugu baaqay Shacabiga Soomaaliyeed inay is caawiyaan.

dadkii ka faa’ideystay deeqda ayaa dhinacooda ka mahad celiyay gargaarka maanta ay soo gaarsiiyeen Hormuud Foundation iyo Salaam Bank, iyagoo sheegay in wax badan noloshooda ay ka tari doonto xilligii ay u baahnaayeena ay ku soo aaday, maadaama lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.





Related Items