dhageyso: Xalqada 20aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dhulka Falasdiin?

Monday May 18, 2020 - 15:32:09 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 20aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dhulka Falasdiin?

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.


Xalqadan oo ah middii 20aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday dhulka Falasdiin oo kamid ah dhulalka laga heysto muslimiinta.

FG: waa xalqadii ugu dambaysay ee barnaamijka

Related Items