Deegaanno katirsan dhulka Soomaaligalbeed iyo wadanka Tanzaaniya oo laga arkay bisha Shawwaal.

Friday May 22, 2020 - 22:17:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deegaanno katirsan dhulka Soomaaligalbeed iyo wadanka Tanzaaniya oo laga arkay bisha Shawwaal.

    Wararka ka imaanaya dhulka Soomaaligalbeed ayaa sheegaya in bishii Shawaal caawa laga arkay deegaanno badan oo katirsan dhulkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya dhulka Soomaaligalbeed ayaa sheegaya in bishii Shawaal caawa laga arkay deegaanno badan oo katirsan dhulkaas.


Dad ku sugan deegaannada Fiiq, Daroor,Caadle, Guradhamoole iyo Wardheere ayaa sheegay in ay caawa maqribkii arkeen bisha Shawaal.

Sidoo kale wadamada Kenya,Itoobiya iyo Tanzaaniya ayaa laga arkay bisha Shawwaal sidaas ayayna maalinta Berri ah ku tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitri Al Mubaarak.

Meelaha kale ee bisha Shawwaal laga arkay waxaa kamid ah inta badan wadamada  dhaca mandiqadda Galbeedka Afrika oo ay kamid yihiin Maali,Sengigaal iyo Ivory Coast.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items