Sawirro: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer Sare ah looga Ciiday Munaasabadda Ciidul Fidriga 1441.

Saturday May 23, 2020 - 12:41:49 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 76 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer Sare ah looga Ciiday Munaasabadda Ciidul Fidriga 1441.

    Magaalada Buq-aqable ee gobalka Hiiraan ayaa maanta si weyn looga ciiday,iyadoona bulshada ku dhaqan magaalada ay fagaara weyn ku dukadeen Salaada Ciidul Fidriga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Buq-aqable ee gobalka Hiiraan ayaa maanta si weyn looga ciiday,iyadoona bulshada ku dhaqan magaalada ay fagaara weyn ku dukadeen Salaada Ciidul Fidriga.


Guud ahaan degmooyinka iyo deegaanada Gobalka Hiiraan ee gacanta ay ku hayaan Shabaabul Mujaahidiin ayaa si weyn looga wada ciiday,waxeyna dadka Muslimiinta isugu hambalyeynayaan munaasabada Ciidul Fidriga.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Ciida Buq-aqable.









Related Items