Hogaanka Sare Ee Xarakada Al Shabaab Oo Ummadda Soomaaliyeed u diray dhammbaal Muhim ah. [Dhageyso].

Saturday May 23, 2020 - 12:57:37 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 81 2
  • Share via Social Media

    Hogaanka Sare Ee Xarakada Al Shabaab Oo Ummadda Soomaaliyeed u diray dhammbaal Muhim ah. [Dhageyso].

    Munaasabadda Ciidul fidriga aawgeed, hogaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa dhambaal muhim ah u diray ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabadda Ciidul fidriga aawgeed, hogaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa dhambaal muhim ah u diray ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogto.


Kalimaddan oo uu jeedinayo Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo ah afhayeenka ayaa waxay hambalyada ciidda ka soke soo bandhigeysaa xaqiiqooyin badan iyo talooyin muhim ah oo ku socda ummadda.

Wuxuu bogaadiyay maamullada islaamiga ah ee Wilaayaadka islaamiga iyo ciidamada. Dhanka kale wuxuu soo hadal qaaday cudurka Corona isagoo farriin kulul u diray dowladda Mareykanka oo kamid ah shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Halkan Ka Degso Kalimadda Sheikh Cali Dhere Ciid Fitr 1441

Related Items