Sawirro: degmada Jilib oo si heer sare ah looga oogay Ciidul Fidri.

Saturday May 23, 2020 - 17:25:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 46 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: degmada Jilib oo si heer sare ah looga oogay Ciidul Fidri.

    Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciidul Fidriga sanadda 1441.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa maanta si heer sare ah looga oogay munaasabadda Ciidul Fidriga sanadda 1441.

Kumanaan kun oo kamid ah shacabka magaalada Jilib ayaa maanta isugusoo baxay fagaarayaasha magaalada, carruur iyo ciroole ayaa damaashaadayay iyagoo haysta amni iyo kala dambayn.












Related Items