Deegaanka Kuunyo Barroow oo munaasabadda Ciiddul Fitriga si heer sare ah looga oogay.

Saturday May 23, 2020 - 17:35:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Deegaanka Kuunyo Barroow oo munaasabadda Ciiddul Fitriga si heer sare ah looga oogay.

    Deegaanka Kuunya barrow oo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal kamid ah dadka deegaanka ay isugu soo baxeen fagaaraha Sayid Muxamad Cabdulle Xassan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deegaanka Kuunya barrow oo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal kamid ah dadka deegaanka ay isugu soo baxeen fagaaraha Sayid Muxamad Cabdulle Xassan.



Qeybaha kala duwan ee bulshada, waxgaradka iyo culimada ayaa ka dhex muuqday dadka salaadda Ciida tukanayay, waxaana musallaha uu ahaa mid aad u qurux badan.

Hoos Ka daawo Sawirrada Kuunya Barrow iyo sida Looga ciiday.







Related Items