Sawirro:Sida looga ciiday degmada Ceelbuur

Sunday May 24, 2020 - 11:19:38 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 33 3
  • Share via Social Media

    Sawirro:Sida looga ciiday degmada Ceelbuur

    Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa shalay si heer sare ah looga dabaal degay munaasabadda Ciidul Fidriga, dadka ayaa la arkayay iyagoo fagaarayaasha ku damaashaadaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa shalay si heer sare ah looga dabaal degay munaasabadda Ciidul Fidriga, dadka ayaa la arkayay iyagoo fagaarayaasha ku damaashaadaya.


Musallaha lagu tukaday salaadda ciidda waxaa kasoo qeybgalay dadweyne kala duwan iyo ciidamo katirsan  Al-Shabaab, kuwaas oo dadka muslimiinta ah la qeybsanayay farxadda ciida.

Fardaha oo ay reer Ceelbuur caan ku yihiin ayaa qeyb ka ahaa dabaal dega ciida, waxaana la arkayay dad farda fuul ah oo musallaha soo xaadiray.





















Related Items