Maxkamad Islaami ah oo xukun dil ah ku fulisay nin Saaxir ahaa.

Saturday May 30, 2020 - 20:37:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Islaami ah oo xukun dil ah ku fulisay nin Saaxir ahaa.

    Fagaare kuyaal deegaan hoos yimaad degmada Qoryooleey ee Sh/hoose ayaa maanta gelinkii dambe lagu dilay nin saaxir ah oo dad badan ku dhibaateeyay sixir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaare kuyaal deegaan hoos yimaad degmada Qoryooleey ee Sh/hoose ayaa maanta gelinkii dambe lagu dilay nin saaxir ah oo dad badan ku dhibaateeyay sixir.


Maxkamadda wilaayada Islaamiga Sh/hoose ayaa xukun dil ah ku ridday nin 50 sana jir ah kaas oo lagu magacaabi jiray Abuukar Xaaji Cumar.

Ninkan dambiilaha ah ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay in uu muddo 5 sana ah oo ku shaqeysanayay sixirka islamarkaana uu ku dhibaataynayay dad muslimiin ah, qaadiga Maxkamadda ayaa goobtii uu dilku ka dhacayay ka akhriyay xadka saaxika oo ah dil.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items