Guddiga dhismaha Masjidka ayaa sheegaya in ay hayaan qarash aan ku filneyn dhismaha masjidka waxayna dadka Muslimiinta ah ugu baaqeen in ay masjidka wax ku darsaan si loogu guuleysto dhameystirkiisa iyaguna ay ajir badan Allaah uga helaan.
Gudiga waxaa lagala xariiri karaa lacagta EVCPULSna lagu xawili karaa lambarka ah 0615576625
waxaa kale lacagta lagusoo shubi karaa Akoon Lamber Salaam bank 30594868
Haddii aad dibadda joogtaan waxaad taleefanka usoo wici kartaan sidaan 00252615576625
Daawo Video: Ka qeyb qaado dhismaha Masjidka Alhudaa ee magaalada Saakoow.
Masjidka Al-hudaa oo ku yaala degmada Saakow ee Jubbada dhexe waxaa ka socda howllo dhismo oo lagu ballaarinayo masjidka kadib markii ay kordheen dadka ku tukada salaadaha.