Melleteriga Suudaan oo Eedayn kulul ujeediyay dowladda Itoobiya.

Monday June 01, 2020 - 19:10:42 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Melleteriga Suudaan oo Eedayn kulul ujeediyay dowladda Itoobiya.

    Xaalad colaadeed oo aad udaran ayaa lagasoo sheegayaa xuduuda ay wadaagaan wadamada itoobiya iyo Suudaan ee bariga qaaradda Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaalad colaadeed oo aad udaran ayaa lagasoo sheegayaa xuduuda ay wadaagaan wadamada itoobiya iyo Suudaan ee bariga qaaradda Afrika.



ilo wareedyo ayaa sheegaya in kumanaan katirsan melleetrigaS lagu daad gureeyay xuduudda laba maalin kadib markii ay dagaallo culus ay halkaas ka dhaceen.

Markii ugu horraysay melletetiga xukuumadda khuduum ayaa dowladda Itoobiya si rasmi ah ugu eedeeyay in ciidamadeedu ay sameeyeen daan daansi ka dhan ah madax banaanida Suudaan.

Jeneraal Caamir Max'med Alxasan oo ah afhayeenka melleteriga Suudaan ayaa itoobiya ku sifeeyay mid colaad doon ah wuxuuna soo bandhigay caddeymo ku aaddan in ciidanka Itoobiya ay duullaan ku qaadeen deegaan katirsan dalka Itoobiya.



Mas'uul u hadlay xafiiska Cabdi fataax Alburhaan oo ah madaxa golaha talada haya ayaa isna itoobiya ku eedeeyay in ay adeegsanayso muquunin melleteri,maqaal uu ku qoran wargeyska ciidamada qalabka sida ayuu soo jeediyay in ladifaaco wax uu ugu yeeray qarnimada suudaan isagoo meesha ka saaray wararka kasoo baxay itoobiya ee wixii dhacay mas'uul uga dhigaysay maleeshiyaad fallaaga ah.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items