Askar Kenyaan ah oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Hoosingoow.

Tuesday June 02, 2020 - 10:15:57 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askar Kenyaan ah oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Hoosingoow.

    Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in uu ka dhacay weerar lagu dilay ciidamo katirsan melleteriga dowladda Kenya ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir hore gaari laga gubay ciidanka Kenya
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in uu ka dhacay weerar lagu dilay ciidamo katirsan melleteriga dowladda Kenya ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Qarax xooggan oo ciidamada KDF lagula beegsaday deegaanka Hoosingoow ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in qaraxa oo lala eegtay gaari gaashaaman ay ku dhinteen ugu yaraan 2 askari tira kalane ay dhaawacyoo gaareen.

Al Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxan lagu dilay ciidamada Kenya ee qeybta ah soo duulayaasha shisheeye ee xoogga ku haysta degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka Jubbada Hoose.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items