Weerar askar lagu waxyeelleeyay oo ka dhacay degmada Yaaqshiid.

Tuesday June 02, 2020 - 12:31:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Weerar askar lagu waxyeelleeyay oo ka dhacay degmada Yaaqshiid.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qarax oo lagu qaaday ciidamo katirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku lahaayeen gudaha magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qarax oo lagu qaaday ciidamo katirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku lahaayeen gudaha magaalada Muqdisho.


Xalay maqribkii ayay xoogag hubaysan weerar loo adeegsaday bambaano ku qaadeen bar koontarool oo ay ciidamada booliska DF-ka ka sameysteen xaafadda Carafaat ee degmada Yaaqshiid.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqleen jugta qarax xooggan oo ka dhashay Bambaanada lagu weeraray isku imaatinka ay ku sugnaayeen ciidamada DF-ka, ugu yaraan 2 askari ayaa la xaqiijiyay in ay weerarkan ku dhaawacmeen.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items