Xisbi dowladda Farmaajo uga qeyb geli doono doorashooyinka oo la diiwaan geliyay.

Tuesday June 02, 2020 - 12:33:34 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbi dowladda Farmaajo uga qeyb geli doono doorashooyinka oo la diiwaan geliyay.

    Markii ugu horraysay xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa iclaamisay in ay qaab xisbi uga qeyb geli doonto doorashooyinka madaxtinimo ee dhici doona sanadda soo socota.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii ugu horraysay xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa iclaamisay in ay qaab xisbi uga qeyb geli doonto doorashooyinka madaxtinimo ee dhici doona sanadda soo socota.


Guddiga doorashooyinka ayaa magaalada Muqdisho uga dhawaaqay in dowladda Farmaajo ay iska diinwaan gelisay xarunta guddiga islamarkaana ay gudbisatay xisbi siyaasadeed.

Warar layska dhaxmarayo ayaa sheegaya in xisbiga ladiiwaan geliyay loogu magac daray Nabad iyo Nolol balse lama oga in Farmaajo iyo Kheyre ay xisbiga kuwada midaysanyihiin.

Tallaaban ayaa niyadda udajinaysa siyaasiyiinta mucaaradka ah oo bilihii lasoo dhaafay ka digayay in doorashooyinka dib loodhigay iyagoo shaki ka muujinayay in hoggaanka dowladda aysan udiyaarsanayn ka qeyb galka hanaanka siyaasadeed ee axzaabta ku dhisan.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items