Sawirro+Codad: Dufcadii Ugu Horraysay oo ka qalin Jabisay Barnaamijka Carabiyaynta Dadka.

Wednesday June 03, 2020 - 10:47:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Dufcadii Ugu Horraysay oo ka qalin Jabisay Barnaamijka Carabiyaynta Dadka.

    Bilo ka hor ayay ahayd markii wilaayada jubbooyinka looga dhawaaqay xamlo loogu magac daray carabiyaynta dadka oo ujeedadeedu ay ahayd in dadka lagu baro luuqadda carabiga, si ay ugu fududaato barashada diinta Islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bilo ka hor ayay ahayd markii wilaayada jubbooyinka looga dhawaaqay xamlo loogu magac daray carabiyaynta dadka oo ujeedadeedu ay ahayd in dadka lagu baro luuqadda carabiga, si ay ugu fududaato barashada diinta Islaamka.



Hadaba waxa soo qalin jabiyay ardaydii ugu horeysay ee loo bilaabay barashada carabiga, waxbarashadaas oo ka socotay machadka Alxikma ee degmada Jilib.

Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa kasoo qayb galay marti shafar kala duwan oo goobta ka hadlay.

Halkan ka dhagayso warbixintii laga diyaariyay xafladda.












Related Items