Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo sedax bilood kadib shaqa bilaabaya.

Thursday June 04, 2020 - 11:49:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo sedax bilood kadib shaqa bilaabaya.

    Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday in dhowaan dib loo furi doono garoonka diyaaradaha caalamiga magalada Muqdisho oo ku xirmay caabuqa Carona Virus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday in dhowaan dib loo furi doono garoonka diyaaradaha caalamiga magalada Muqdisho oo ku xirmay caabuqa Carona Virus.


Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa warbaahinta u sheegay in duulimaadyada gudaha ay dib ubilaaban doonaan isbuuca soo socda halka duulimaadyada caalamiga ahna la bilaabi doono dhammaadka bishan.

Garoonka diyaaradaha caalamiga Muqdisho ayaa xirmay sedax bilood ka hor wuxuuna garoonku ka mid ahaa ilaha dhaqaale ay ku tiirsantahay dowladda Federaalka inkastoo badanaa dhaqaalaha kasoo xarooda madaarka iyo marsada ay qaataan shirkado shisheeye.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items