Dibad baxyada rabshada wata ee dalka Mareykanka oo maalintii 9aad galay.

Thursday June 04, 2020 - 13:47:28 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Dibad baxyada rabshada wata ee dalka Mareykanka oo maalintii 9aad galay.

    Wadanka Mareykanka waxaa wali ka socda kacdoonnada ay ka dhigayaan dadka madoowga ah ee looga tirada badanyahay wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadanka Mareykanka waxaa wali ka socda kacdoonnada ay ka dhigayaan dadka madoowga ah ee looga tirada badanyahay wadankaasi.


Malaayiin qof shacab ah ayaa maalintii labaad iskusoo baxyo ka dhigaya magaalooyinka waaweyn ee dalka Mareykanka.

Wasaaradda difaaca Pentagona Mareykanka ayaa kasoo horjeesatay erayo uu Trump u adeegsaday dadka dibad baxyada dhigaya sida uu sheegay Mark Esber oo ah wasiirka difaaca.

Kumanaan katirsan ciidanka Mareykanka ayaa lagu daadiyay xarumaha dowladda ee magaalada Washington, hoggaamiyaal u hadlay dadka dibad baxyada dhigaya waxay sheegeen in ay rabshadaha sii wadi doonaan inta cadaalad ay ka helayaan qoyska nin madoow ah oo dhowaan uu dilay askari cadaan ah.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items