Sheekh Suldaan Aala-Muxamad oo ka hadlay daawada Cudurka Coronavirus [Dhagayso].

Friday June 05, 2020 - 09:29:37 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Suldaan Aala-Muxamad oo ka hadlay daawada Cudurka Coronavirus [Dhagayso].

    Sheekh Suldaan Muxamad Aala-Muxamad oo kamid ah masuuliyiinta Xarakada Al-Shabaab ayaa dersi uu jeedinayay wuxuu kusoo hadal qaaday cudurka Coronavirus iyo dawooyinka dabiiciga ah ee lagula tacaali karo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Suldaan Muxamad Aala-Muxamad oo kamid ah masuuliyiinta Xarakada Al-Shabaab ayaa dersi uu jeedinayay wuxuu kusoo hadal qaaday cudurka Coronavirus iyo dawooyinka dabiiciga ah ee lagula tacaali karo.


Sheekha ayaa sheegay in ugu horeyn loo baahanyahay in dadka ay Allaah u towbad keenaan, aadna loo badiyo bixinta sadaqada iyo ducada waqtiyada salaadaha.

Wuxuu dhanka kale Sheekhu soo hadla qaaday illaa afar dawo oo dhir ah, kuwaas oo uu sheegay in Allaah idinkii ay daweyn karaan xanuunada hadda uu caalamku ka cabanayo oo uu ugu horeeyo Coronavirus.

Coronavirus ayaa ah cudur saf mareen ah oo ka dillaacay caalamka dabayaaqadii sanadkii hore ee 2019-ka, wuxuuna dad badan ku xasuuqay wadamada Reer galbeedka iyo Shiinaha, iyadoona Maraykanka oo keliyaa uu ku dilay dad kor u dhaafaya boqol kun oo ruux.

Halkan ka dhagayso Sheekh Suldaan Aala-Muxamad oo ka hadlay Dawada cudurka Coronavirus.


Related Items