James Swan oo bogaadiyay buuqii Baarlamaanka ee ka dhanka ahaa Farmaajo.

Sunday June 07, 2020 - 10:58:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    James Swan oo bogaadiyay buuqii Baarlamaanka ee ka dhanka ahaa Farmaajo.

    Ergayga waxa loogu yeero Q.Midoobay ayaa si diirran usoo dhoweeyay falkii fowdada ahaa ee shalay lagu carqaladeeyay khudbad uu jeedin lahaa Max'med Cabdullaahi Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergayga waxa loogu yeero Q.Midoobay ayaa si diirran usoo dhoweeyay falkii fowdada ahaa ee shalay lagu carqaladeeyay khudbad uu jeedin lahaa Max'med Cabdullaahi Farmaajo.


James Swan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in uu taageero umuujinayo xildhibaanadii shalay yeeshay kalfadhigii 7aad isagoo muujiyay in uu ladhacsanyahay sidii ay wax udhaceen.

Q.Midoobay waxay muujisay sida ay uga walaacsantahay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhax aloosan golayaasha dowladda Federaalka waxayna ku baaqday in aan marnaba dib loo dhigin doorashooyinka dhici doona sanadda soo socota.

Taageerada James Swan ee buuqii uu shalay Farmaajo lakulmay ku tilmaamtay horumar weyn balse lama oga in xukuumadda Villa Somalia ay ashtako ka gudbin doonto Ergayga Q.Midoobay iyo inkale.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items