Sawirro+Codad: Beesha Luwaay oo dooratay Suldaan Cusub

Monday June 08, 2020 - 10:35:28 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Beesha Luwaay oo dooratay Suldaan Cusub

    Sida aad sawirada ku aragtaan xaflad heer sare ah ayaa ka dhacday gobolka Baay xafladaas oo beesha Luwaay ay ku dooranaysay Ugaas cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aad sawirada ku aragtaan xaflad heer sare ah ayaa ka dhacday gobolka Baay xafladaas oo beesha Luwaay ay ku dooranaysay Ugaas cusub.



Xafladdan  waxaa isugu yimid dadwayne aad u badan waxana suldaanka beesha Luwaay loo doortay Suldaan Cabdiwaaxid Macallin Xasan, Suuldaanka ayaa goobta lagu guddoonsiiyay gaari cusub iyo qori iyo boosh.

Qeybaha kala duwan ee bulshada  marti sharaf iyo mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool ayaa ku sugnaa madashii ay Xafladdu ka dhacaysay, munaasabadan oo si aad ah loosoo diyaariyay waxaa kalimado guubaabo ah kasoo jeediyay odayaasha dhaqanka ee gobollada Bay iyo Bakool iyo mas'uuliyiin. 

Halkan ka dhageyso Wareysi ay idaacadda Andalus la yeelatay Ugaaska Luwaay MP3



Hoos ka daawo sawirrada ugaaska beesha



























Related Items