Dhageyso: Diyaarado Sun ku baabi'iyay xoolo daaqayay gobolka Mudug.

Monday June 08, 2020 - 20:50:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 4
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Diyaarado Sun ku baabi'iyay xoolo daaqayay gobolka Mudug.

    Diyaarado nuuca qumaatiga u kaca ah oo Hay'adda beeraha Q.Midoobay ay dhowaan ugu deeqday dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada kajira dalka ayaa dhibaato ka geystay bartamaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarado nuuca qumaatiga u kaca ah oo Hay'adda beeraha Q.Midoobay ay dhowaan ugu deeqday dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada kajira dalka ayaa dhibaato ka geystay bartamaha Soomaaliya.


Tobaneeyo neef oo xoola ah ayaa dhintay kadib markii ay diyaaradahan Sun halis ah ku buufiyeen deegaanno hoos yimaad degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Waxgaradka gobolka Mudug ayaa warbaahinta u sheegay in diyaaraduhu ay sun ku buufiyeen dhirta gobolka Mudug kadibna ay dhirta daaqeen xoolo isugu jira Geel iyo Ari kuwaas oo markii dambe bakhtiyay.

Xoola dhaqatada ayaa walaac ka muujiyay sunta xad dhaafka ah ee ay diyaaraduhu ku buufinayaan dhul daaqsimeedka iyagoo ku andacoonaya in ay la dagaallamayaan xasharaadka Anyaxa.


Halkan ka dhageyso Wareysi lala yeeshay dad sun ka cabanaya MP3

Related Items