Dhageyso Warbixin: Al Qaacidda oo dib usoo Xoogeysatay iyo Mareykanka oo dafiraya halistooda.

Friday June 12, 2020 - 07:19:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 14 4
  • Share via Social Media

    Dhageyso Warbixin: Al Qaacidda oo dib usoo Xoogeysatay iyo Mareykanka oo dafiraya halistooda.

    Mujalada lagu magacaabo National Interest ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa soo daabacday warbixin ay cinwaan uga dhigtay "Al-Qaacida oo dib usoo xoogeysatay iyo Mareykanka oo dafiraya qatartooda" taas oo ay ku faaqideyso hormarada xag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mujalada lagu magacaabo National Interest ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa soo daabacday warbixin ay cinwaan uga dhigtay "Al-Qaacida oo dib usoo xoogeysatay iyo Mareykanka oo dafiraya qatartooda" taas oo ay ku faaqideyso hormarada xagga dagaalka ee ay xaqiijiyeen faracyada Al-Qaacida lixdii bilood ee lasoo dhaafay.


Iyadoo soo xiganeysa daraasaat iyo warbixino ay qoreen hay’adaha reergalbeedka, waxay Mujaladu sheegtay in awoodda Mujaahidiinta Al-Qaacida ay maanta tahay mid aanan la fududeysan karin balse uu Mareykanku u muuqdo mid hoos u dhigaya xajmiga qatarta ay kooxdu ku heyso amniga Mareykanka.

Mujalada ayaa sheegtay in warbixintii u dambeysay ee kasoo baxday gudiga dabagalka ee QM lagu sheegay in tandiimka Al-Qaacida uu ka awood badan yahay, kana nashaad wanaagsan yahay sidii hore, fursadda ugu weyn ee ay ka dhur sugayaana ay tahay ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan iyo dib usoo noqoshada dowladda Taliban.


Halkan ka degso Warbixinta MP3

Related Items