Weerar Khasaara dhaliyay oo ka dhacay Koontaroolka degmada Balcad.

Saturday June 13, 2020 - 19:29:40 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Weerar Khasaara dhaliyay oo ka dhacay Koontaroolka degmada Balcad.

    Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weerar hubaysan oo markale ay xoogag jihaadi ah ku qaadeen ciidamo ku sugnaa afaafka hore ee degmada Balcad gobolka Sh/dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weerar hubaysan oo markale ay xoogag jihaadi ah ku qaadeen ciidamo ku sugnaa afaafka hore ee degmada Balcad gobolka Sh/dhexe.


Wararka ka imaanaya Sh/dhexe ayaa sheegaya in ugu yaraan 1 askari uu dhintay 2 kalane ay dhaawacyo soo gaareen kadib markii weerar xooggan lagu qaaday Koontaroolka laga galo degmada Balcad.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen hugunka rasaas ay labada dhinac isweydaarsanayeen, war kooban oo Al Shabaab kasoo baxay ayay ku sheegtay in ciidamadoodu markii ay weerarka fuliyeen ay si nabad gelya ah dib ugasoo gurteen Balcad.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items