Daawo Video: Aqoonyahan u istaagay in uu uhiiliyo Afka Soomaaliga ee ladayacay.

Monday June 15, 2020 - 07:17:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Aqoonyahan u istaagay in uu uhiiliyo Afka Soomaaliga ee ladayacay.

    Bilaawgii todobaatameeyadii ayay dowladdii Max'med Siyaad Barre qaadday Olole ballaaran oo shacabka Soomaaliyeed lagu barayay Afkooda, ololahaas ayaa loogu magac daray Ololaha Horumarinta reer Miyiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bilaawgii todobaatameeyadii ayay dowladdii Max'med Siyaad Barre qaadday Olole ballaaran oo shacabka Soomaaliyeed lagu barayay Afkooda, ololahaas ayaa loogu magac daray Ololaha Horumarinta reer Miyiga.


Dowladdii Soomaaliya ee Siyaad Barre hoggaaminayay ayaa wax weyn ka qabatay horumarinta Afka Soomaaliga, goobaha waxbarashada ayuu Afsoomaaligu ahaa mid lagu daraseeyo.

Nin aqoonyahan ah oo lagu magacaabo Dr.Max'med Suldaan Garyare kana mid ah dadka fara kutiriska ah ee uhiiliyay luqadda Soomaaliga ayaa dhowaan bilaabay barnaamijyo taxana ah oo uu dadka ku barayo Qoraalka Soomaaliga oo saxan.

Garyare ayaa barta Youtube ka furay Chanel uu ugu magac daray Hoygaa Qoraaga iyo Qoraalka wuxuuna isbuuc walba soo geliyaa duruus dhaxalgal ah oo ku saabsan barashada qoraalka Afka Soomaaliga.


Hoos ka daawo Casharka 1aad


Related Items