Ismaaciil Haarun "Maleeshiyaadka Munaafiqiinta Axmed Madoobe iyo Ciidanka Kenya Way Ku Jabeen Duleedka Kismaayo"Dhageyso.

Monday October 27, 2014 - 10:53:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ismaaciil Haarun "Maleeshiyaadka Munaafiqiinta Axmed Madoobe iyo Ciidanka Kenya Way Ku Jabeen Duleedka Kismaayo"Dhageyso.

    Waxgaradka wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa war kasoo saaray guul darrooyinka is xigxiga ee maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidanka gumeysiga Kenya kasoo gaaray deegaanno Jubbada Hoose katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabadoon Ismaaciil Haaruun Afhayeenka Dhaqanka Jubbooyinka
Waxgaradka wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa war kasoo saaray guul darrooyinka is xigxiga ee maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidanka gumeysiga Kenya kasoo gaaray deegaanno Jubbada Hoose katirsan.
Nabadoon Ismaaciil Haaruun Afhayeenka odayaasha dhaqanka Jubbooyinka ayaa warbaahinta islaamiga ah u sheegay in cadawga wadajirka ah lagu dhiig bixiyay deegaanada Buula Guduud iyo Cabdalla Biroole.

Halkan ka degso Wareysiga Nabadoon Haruun MP3

Isha Warka:idaacadda Andalus

Related Items