Dhageyso: Nin gacan ku dhiigle ah oo lagu qisaasay deegaan katirsan gobolka Hiiraan.

Tuesday June 16, 2020 - 08:06:23 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Nin gacan ku dhiigle ah oo lagu qisaasay deegaan katirsan gobolka Hiiraan.

    Fagaare kuyaal degmada Buq-aqabale ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay xukun dil ah oo lagu fuliyay nin horay qof kale ugu dilay isla deegaan katirsan gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaare kuyaal degmada Buq-aqabale ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay xukun dil ah oo lagu fuliyay nin horay qof kale ugu dilay isla deegaan katirsan gobolka Hiiraan.


Maxkamadda wilaayada Islaamiga ah ayaa xukun qisaas ah ku ridday nin lagu magacaabi jiray Daa'uud Aadan Muumin kaasi oo horay udilay Daa'uud Qeyleey.

Ehellada ninka ladilay ayaa maxkamadda ku dacwaystay gacan ku dhiiglaha waxaana loo bandhigay in ay diyo qaataan,in ay cafiyaan ama ay qisaastaan waxayna doorteen in loo qisaaso gacan ku dhiiglaha sida ula kaca ah udilay wiilkooda.

Related Items