Dhageyso: Odayaasha Golaha dhaqanka Islaamiga Soomaaliyeed oo ka hadlay Shirkii ay Jabuuti ku yeesheen Muuse Biixi iyo Farmaajo.

Thursday June 18, 2020 - 07:22:36 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Odayaasha Golaha dhaqanka Islaamiga Soomaaliyeed oo ka hadlay Shirkii ay Jabuuti ku yeesheen Muuse Biixi iyo Farmaajo.

    Golaha Odayaasha dhaqanka islaamiga beelaha Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray shirkii wadanka Jabuuti uga furmay Dowladda Federaalka iyo maamulka isku magacaabay Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Odayaasha dhaqanka islaamiga beelaha Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray shirkii wadanka Jabuuti uga furmay Dowladda Federaalka iyo maamulka isku magacaabay Somaliland.


Nabadoon Max'med Guuleed Fartaag oo kamid ah Odayaasha dhaqanka Soomaalida ayaa shirkii Jabuuti ee ay soo agaasimeen Itoobiya iyo Mareykanka ku tilmaamay mid lagusii kala qeybinayo shacabka Soomaaliyeed.

Fartaag ayaa iftiimiyay in kuwa shirarka laysugu geynayo ay yihiin kuwii soomaalida kala qeybiyay wuxuuna soo qaatay tusaalooyin cad cad oo ku saabsan hagardaamada ay Itoobiya iyo Mareykanka lamaaganyihiin soomaalida.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Nabadoon guuleed MP3

Related Items