Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Faah Faahiyay Dagaaladii Geedweyne iyo Cabdalla Biroole.

Monday October 27, 2014 - 20:47:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Faah Faahiyay Dagaaladii Geedweyne iyo Cabdalla Biroole.

    Sheekh Cabdalcasiis Abuu Muscab Afhayeenka Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Alfurqaan ayaa ka hadlay Dagaallo shalay ka dhacay Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cabdalcasiis Abuu Muscab Afhayeenka Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Alfurqaan ayaa ka hadlay Dagaallo shalay ka dhacay Gedo.

Sheekha Wuxuu sheegay in Dagaal shalay ka dhacay Deegaanka Geedweyne oo udhaxaya Luuq iyo Doolow ay ku dileen shan Askari oo katirsan Ciidanka Dowladda.

Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalka ay ku qabsadeen qoryo dagaal oo sagaal gaaraya islamarkaana ay goobta ku gubeen Gaari.

Wareysiga ayaa sheekh Abuu Muscab lagu weydiiyay ahmiyada ay uleedahay deegaanka Geedweyne ee Gobalka Gado.

Dhankale Wareysiga wuxuu sheekhu kusoo hadal qaadi doonnaa dagaallo qasaaro gaystay oo Ciidamada Axmed Madoobe ku qabsaday Duleedka Kismaayo iyo xiligaan waxa keenay in gacanta ay saaraan oo ay kusii xoojiyaan maleeshiyaadka Soomaalida.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Sh.Abuu Muscab MP3


Related Items