Dalka Baraaziil oo noqday dalka labaad ee dhimashada ugu badan uu ka geystay Carona Virus.

Thursday June 18, 2020 - 16:55:42 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Baraaziil oo noqday dalka labaad ee dhimashada ugu badan uu ka geystay Carona Virus.

    Caabuqa Covid19 ayaa wali gummaad daran kawada wadanka Baraaziil ee dhaca qaaradda Laatiin America oo kamid ah meelaha ugu dhimashada badan Carona Virus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caabuqa Covid19 ayaa wali gummaad daran kawada wadanka Baraaziil ee dhaca qaaradda Laatiin America oo kamid ah meelaha ugu dhimashada badan Carona Virus.


Wararka ka imaanaya Baraaziil ayaa sheegaya in ugu yaraan 1269 qof ay maanta oo kaliya u dhinteen Carona Virus halka dad ka badan 32 kun oo ruux ay bukaanno noqdeen.

Dowladda Baraaziil ayaa iclaamisay in 46 kun oo ruux ay gaartay dhimashada halka bukaannadu ay ku dhowyihiin hal malyan oo ruux.

Dalka Baraaziil ayaa dhimashada Carona uga sare maray Ingiriiska wuxuuna hadda noqday dalka labaad ee ladhiban Carona Virus waxa kaliya ee ka horreeya ayaa ah  Mareykanka oo ay ku dhinteen dad ka badan 120 kun oo ruux.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items