Dhageyso: Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Shirkii Jabuuti Loogu Qabtay DF iyo 'Somaliland'

Friday June 19, 2020 - 10:57:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Shirkii Jabuuti Loogu Qabtay DF iyo 'Somaliland'

    Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.


Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay shirkii habeen hore lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti ee u dhaxeeyay DF iyo S/land.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 19-06-2020

Related Items