Qorrax Madoobaad laga dareemay dalal ay Soomaaliya Kamid tahay.

Sunday June 21, 2020 - 10:11:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qorrax Madoobaad laga dareemay dalal ay Soomaaliya Kamid tahay.

    Qorrax madoobaad ayaa laga dareemayaa wadamo ay Soomaaliya kamid tahay iyadoo si rasmi ah loogu baraarugay abaaro halkii saac ee subaxnimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qorrax madoobaad ayaa laga dareemayaa wadamo ay Soomaaliya kamid tahay iyadoo si rasmi ah loogu baraarugay abaaro halkii saac ee subaxnimo.



Soomaaliya waxaa madow qeybo kamid ah qorraxda iyadoo durbadiiba masaajidda wilaayaadka islaamiga ah laga billaabay Salaatul-kusuuf.

Sidoo kale waxya qorraxdu ka madoobaatay wadamo dhowr ah oo dhaca dhulka Shaam.

Qorrax madoobaadka ayaa kamid ah wax yaabaha uu Allaah ku cabsi geliyo adoomadiisa waxaana ugu wacan macaasida dadka oo aad u badatay.

Walaalayaal aan Alle u towbad keenno islamarkaana noqono dad ku dhaqma diintiisa kana bari ah wixii kasoo hor jeeda oo idil.

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items