Maleeshiyaad Mareykanku tababaray oo ku dhintay qarax ka dhacay Wanllaweyn.

Sunday June 21, 2020 - 12:30:15 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyaad Mareykanku tababaray oo ku dhintay qarax ka dhacay Wanllaweyn.

    Khasaare culus ayaa ciidamada dowladda Federaalka ee Mareykanku tababaray kasoo gaaray qarax xooggan oo lagula beegsaday mid kamdia degmooyinka ugu caansan Sh/hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaare culus ayaa ciidamada dowladda Federaalka ee Mareykanku tababaray kasoo gaaray qarax xooggan oo lagula beegsaday mid kamdia degmooyinka ugu caansan Sh/hoose.


Qarax xooggan oo xalay ka dhacay gudaha degmada Wanllaweyn ayaa lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Bangaraafta loo yaqaan ee lagu tababaray saldhigga Mareykanka ee kuyaal garoonka Balidoogle.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in qaraxa lagu dilay ugu yaraan 3 askari islamarkaana ay ku dhaawacmeen sedax kale.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in xalay fiidkii ay jugta qarax aad uxooggan ka maqleen gudaha Wanllaweyn, bilihii lasoo dhaafay weerarada lagu beegsado maleeshiyaadka lagu tababaray Balidoogle ayaa kusiikordhayay Sh/hoose gaar ahaan wadada laamiga ah ee isku xirta Afgooye iyo W/weyn.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items