Alkata'ib oo bayaan Tacsi ah kasoo saartay dilka Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud Hoggaamiyihii Al Qaacidada Maqribul Islaami.

Tuesday June 23, 2020 - 12:22:07 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 17 0
  • Share via Social Media

    Alkata'ib oo bayaan Tacsi ah kasoo saartay dilka Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud Hoggaamiyihii Al Qaacidada Maqribul Islaami.

    Hoggaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa tacsiyeeyay istish-haadka Sheekh Abuu Muscab Cabdil Waduud oo ahaa amiirkii hore ee Al-Qaacidada Maqribul Islaam kaas oo dhawaan Faransiisku ku dilay waqooyiga dalka Maali.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa tacsiyeeyay istish-haadka Sheekh Abuu Muscab Cabdil Waduud oo ahaa amiirkii hore ee Al-Qaacidada Maqribul Islaam kaas oo dhawaan Faransiisku ku dilay waqooyiga dalka Maali.


Bayaankan oo ku qoran luuqadda carabiga kana kooban shan bog ayaa furfurasho iyo horudhac kadib lagu yiri " Quluub raalli ku ah qadarta Allaah iyo carabyo daa’ima xuskiisa ayaan ku sabarsiineynaa nafteena, uguna tacnsiyeynaynaa Umadeena muslimka ah iyo hormuudkeeda Mujaahidiinta ah oo uu ugu horreeyo sheekheena iyo amiirkeena Ayman Ad-Dawaahiri xafidahullaah, istish-haadka calam kamid ah aclaamta Islaamka iyo iftiinkiisa, kaas oo ah buurta adag iyo hoggaamiayha ruug cadaaga ah, ahna sheekha Mujaahidka ah ee Abii Muscab Cabdil Waduud Raximahullaah”.

Halkan ka akhriso Bayaanka Alkataa'ib PDF

Related Items