Dhageyso: 21 Askari oo Gobolka Sh/dhexe ku kufsaday Gabar 14 Jir ah.

Tuesday June 23, 2020 - 19:02:11 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: 21 Askari oo Gobolka Sh/dhexe ku kufsaday Gabar 14 Jir ah.

    Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa falal kufsi ah oo ay ciidamada DF ka geysteen meel u dhow degmada Cadalle ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa falal kufsi ah oo ay ciidamada DF ka geysteen meel u dhow degmada Cadalle ee gobolka Shabeelaha Dhexe.



Ciidanka ayaa wadada u galay gaadiid safar ahaa iyadoo dhibaatada ugu daran ay gaartay gabar yar oo 14 jir ah.

Haddaba Nabadoon Cabdullaahi Cali Caraay oo kamid ah waxgaradka gobolka islamarkaana kamid ah waxgarad goobta tegay dhacdada kadib ayaa inoo sheegay inuu indhihiisa kusoo arkay dumar si daran loogu xad gudbay.

Wuxuu sheegay in ciidamada dowladdu ay kufsadeen dhammaan haweenkii rakaabka ahaa balse ay ugu sii darnayd gabadha yar ee 14 jirka ah.



Ma ahan markii ugu horreysay oo ay ciidamada DF kufsadaan haween safar ah.

Halkan Ka Degso Wareysiga Nabadoonka

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items