Daawo:Wariye John Cantlie oo Warbixin Kasoo Diray Bartamaha Ceynul Carab Warbaahinta Reer Galbeedkana Fadeexadeeyay.

Tuesday October 28, 2014 - 09:56:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wariye John Cantlie oo Warbixin Kasoo Diray Bartamaha Ceynul Carab Warbaahinta Reer Galbeedkana Fadeexadeeyay.

    Dowladda islaamiga ayaa markii ugu horreysay soo bandhigtay muuqaalka dhabta ah ee magaalada ceynul carab iyadoona ubixsay "Ceynul islaam",mu'asasada al-ictisaam ayaa soo saartay isdaar maqal iyo muuqaal ah oo banaanka soo dhigaya xaqi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda islaamiga ayaa markii ugu horreysay soo bandhigtay muuqaalka dhabta ah ee magaalada ceynul carab iyadoona ubixsay "Ceynul islaam",mu'asasada al-ictisaam ayaa soo saartay isdaar maqal iyo muuqaal ah oo banaanka soo dhigaya xaqiiqda dhabta ah ee magaalada kajirta taasi oo ka fog warar been ah oo warbaahinta reer galbeedka iyo kuwa carabka dabadhilifyada ah ay 40-kii maalmood ee lasoo dhaafay kasoo tebinayeen.



Saxafiga John Cantlie oo ah maxbuus udhashay dalka ingiriiska oo gacanta dowladda islaamiga ah kujira ayaa bartamaha Ceynul Carab kasoo muuqanaya isagoo sharaxaad iyo isdultaag ku sameynaya halka ay kala joogaan ciidanka mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka malaaxidada Kurdiyiinta.

Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ee Drone-ka loo yaqaan oo ay leeyihiin ciidanka dowladda islaamiga ah ayaa magaalada dul-heehabaysa iyadoona sawirro kasoo qaaday magaalada.

Embedded image permalink
Wariye John Cantlie ayaa isagoo taagan bartamaha magaalada gaar ahaan halka loo yaqaan Murabacul amni oo xarumo u ahaa PKK wuxuu ku jees jeesayaa warbaahinta reer galbeedka ee maalin walba wararka been ah kasoo tebinaysay dagaalka Koobaani "24 saac-kii saac ee lasoo dhaafay boqolaal katirsan ciidanka dowladda islaamiga ayaa Koobaani lagu dilay kadib markii laduqeeyay sidaas waxaa baahisay AP Times 16,October,boqolaal katitsan dowladda islaamiga ayaan dilnay sidaas waxaa isna yiri afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga mareykanka isla October

bartamaheeda,dowladda islaamiga ah way isaga baxday koonaani sidaasi waxaa tiri BBC 17,October”ayuu yiri wariye John oo ku sugan bartamaha ceynul carab ,filimka mujaahidiintu soo bandhigeen ayaa maalmo yar ka hor laduubay waxaana taasi daliil u ah sida wariyuhu uqaadaan dhigayay wararkii beenta ahaa ee saxaafadda reer galbeedku ka qoreen magaalada.

Warbaahinta adduunka ayaa wararka Koobaani ku saabsan ka qaadata saraakiisha maleeshiyada malaaxidada Kurdiga iyo aqalka cad ee mareykanka taasi oo dad badan lumisay balse muuqaalka ka yimid dhanka dowladda islaamiga ah ayaa waxbadan fashilay.
Wariye John Cantlie ayaa warbixintiisa ku sheegaya in dagaalka Koobaani uu maalmaha soo socda soo gaba gaboobi doona isagoo xilligaasi taagnaa meel ku dhaw xad beenaadyad ay wadaagaan Suuriya iyo Turkiya.

Halkan ka degso Filimka MP4

Hoos Ka Daawo Filimka Youtube


Related Items