Daawo Video: John Bolton oo soo saaray Buug uu ku fadeexadeeyay Donald Trump.

Thursday June 25, 2020 - 12:30:05 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: John Bolton oo soo saaray Buug uu ku fadeexadeeyay Donald Trump.

    Buug uu maalmo ka hor soo saaray John Bolton lataliyihii dhanka amniga qaranka mareykanka ayaa qoob gariir siyaasadeed iyo waji gabax ku riday maamulka Trump kaasi oo dhibane u ahaa dacaayadaha uga imaanaysa xisbiga dimuquraadiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buug uu maalmo ka hor soo saaray John Bolton lataliyihii dhanka amniga qaranka mareykanka ayaa qoob gariir siyaasadeed iyo waji gabax ku riday maamulka Trump kaasi oo dhibane u ahaa dacaayadaha uga imaanaysa xisbiga dimuquraadiga ah.


Buugga Bolton oo ka kooban 500 oo safxo ayaa si aad ah looga hadal hayaa gudaha Mareykanka iyo caalamka intiisa kale, Boolton ayaa kitaabkiisa diiradda ku saaray khaladaadkii siyaasadeed ee Trump uu ku kacay sanadadii uu xilka hayay.

Buugga Bolton oo nuqullo kamid ah warbaahinta loo dusiyay ayaa si toos ah utaabanayay gabi dhaclaynta siyaasadda arrimaha dibadda Trump wuxuuna soo gudbinayaa gefaf halis ah oo madaxweynaha iminka talada haya uu ku dhacay.

Halkan ka degso Warbixin ama hoos ka daawo



Related Items