Hadimada Haybsooca (Full Documentary)

Saturday June 27, 2020 - 10:40:05 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Hadimada Haybsooca (Full Documentary)

    Dhamaan Warbaahinta Soomaaliyeed wey salaamanyihiin Waakan Dukumentarigii la sugayay ee Hadimada Haybsooca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Warbaahinta Soomaaliyeed wey salaamanyihiin Waakan Dukumentarigii la sugayay ee Hadimada Haybsooca.


Waa Barnaamij daaha ka feydaya Mid ka mid ah Dulmiyada ugu qotada dheer, uguna huqda weyn caalamka. Dulmigani WaaTakoor&Faquuqloo geystay, laguna hayo beelo ka mid ah "Qoyska Soomaaliyeed". Waa jariimo soo jireen iyo dhaqan guun oo salka ku haya khuraafaad iyo sheeko baralay noocyo badan.

Xagee buu ka yimi dhaqankan Haybsoocu?

Sidee buu u qaabeeyaa nolosha dhibanayaashiisa? Waa maxayna huqda uu ku reebay?
Maxaa se lagaga bixi karaa?


Halkan ka daawo



Xigasho: CBA

Related Items